Sheekh Shaakir oo la kulmay Taliyaha ugu sareeya Ciidamada AMISOM (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug gaaray saraakiil uu hogaaminayay taliyaha ugu sareeya ciidamada AMISOM Jen. Ticabu Yilma oo u dhashay dalka Itoobiya. Taliyaha ciidamada AMISOM ayaa magaalada Dhuusomareeb kula kulmay Madaxa Xukuumada Galmudug Sheekh Shaakir iyo masuuliyiin kale, waxa ayna kawada hadleen arImo kala duwan . Sida aan wararka klu heleyno Sheekh Shaakir … Continue reading Sheekh Shaakir oo la kulmay Taliyaha ugu sareeya Ciidamada AMISOM (Daawo Sawirada)